AdkowFX University

Waa xili uu Qofkastaa noqon karayo
Waxa uu Doonayo.

🚫 Waxba ha joojin ⏸️ inaad hakiso mooye!

awale abdirahman

Ku Saabsan Aniga

Waxaan ahay khabiir ku takhasusay Forex Trading, lehna waayo-aragnimo ka badan 7 sano. Waxaan bartay xeeladaha ICT (Inner Circle Trader), taas oo ii suurtagalisay inaan si xirfad leh ugu shaqeeyo suuqa Forex anigoo gaara natiijooyin joogto ah

Hadafkaygu waa inaan dadka baraan oo ka caawiyo inay fahmaan suuqa Forex si ay ugu guuleystaan, anigoo adeegsanaya qalabyo casri ah iyo xeelado lagu tijaabiyay suuqa.
 

Find Course AdkowFx University

Ku Xirnow Guusha Forex Adigoo Ka Faa’iidaysanaya

Forex Basic

Forex Basic Course waxaad ku baran-doontaa aasaaska Forex, sida suuqu u shaqeeyo, ereyada muhiimka ah, iyo sida loo bilaabo ka ganacsiga xirfadan. 🚀

Forex Basic
$150$90
  • Discount 40% OFF

ICT Self-study

ICT Self-Study waa barnaamij  is-baris ah masne diiradda saaraya xeeladaha Inner Circle Trader (ICT), balse waa inaad tahy qof basic ilaa intermedia ka dhisan. 🚀

ICT Self-study
$130$78
  • Discount 40% OFF

ICT MENTORSHIP

ICT Mentorship wuxuu ku siinayaa faham qoto dheer oo xeeladaha Inner Circle Trader (ICT) ah, adigoo helaya hagitaan toos ah iyo taageero joogto ah si aad u horumariso xirfadan, sido kale basic free ayuu ku noqon doona. 🚀

ICT MENTORSHIP
$390+$233
  • Discount 40% OFF

Afkaarta ardada qayb kamid ah!

ismaan lahayn forex baa fudayd noqon doona