Waxba ha joojin 🚫 inaad hakiso mooye⏸️

Waxaan ahay khabiir ku takhasusay Forex Trading, lehna waayo-aragnimo ka badan 7 sano. Waxaan bartay xeeladaha ICT (Inner Circle Trader), taas oo ii suurtagalisay inaan si xirfad leh ugu shaqeeyo suuqa Forex anigoo gaara natiijooyin joogto ah
Forex Basic: “Waxaad halkan ku baran doontaa aasaaska dhabta ah ee Forex, adigoo fahmaya habka suuqu u shaqeeyo iyo sida ganacsiga loo bilaabo. 🚀”
ICT Self-Study: “Barnaamijkani waa is-baris qoto dheer oo lagu baranayo xeeladaha ICT, waxaana loogu talagalay qof kasta oo aqoon aasaasi ah hore u lahaa. 🚀”
ICT Mentorship: “Waa safar kooxeed aad ku helayso hagitaan toos ah, taageero joogto ah, iyo xeeladaha ICT, adigoo si bilaash ah ku helaya Basic-ga. 🚀”